Suivant

Ilaahay ha u naxariisto, Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye, oo ku geeriyootay Jabuuti.

20/12/23
RTD DJIBOUTI
Dans Afrique / Djibouti

ان لله وآنا اليه راجعون آلموت حق ????Ilaahay ha u naxariisto, Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye, oo ku geeriyootay Jabuuti. ????Wasiir Khadiijo mohamed diiriye oo ahayd Wasiirkii Haweenka Iyo Xuquuqda Aadanaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. ????Waxay kaalin mugweyn ka qaadatay dhismihii iyo asaaskii dowladda federalka soomaaliyeed. ????Waxaan ilaahay uga baryeyna inuu Janatul firdowsa hoygeedka ka yeelo, samir iyo imaanna ka siiyo dhammaan asaxaabta, qaraabada iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed. ????Ilaahay qabriga ha u waasiciyo oo janno ha ugu deeqo.

Montre plus

 0 commentaires sort   Trier par


Suivant